Ku baro Luuqada Turkiga Erayada Qaamuusyada Sawirada leh A1

Ku baro Luuqada Turkiga Erayada Qaamuusyada Sawirada leh A1

Yazıcı-dostu sürüm

Ku baro Luuqada Turkiga Erayada Qaamuusyada Sawirada leh

Qaamuuskaan loogu magacdaray  "Waxaa ku Barto Erayo leh Sawirro " waxaana loo diyaariyey tixgelinta baahida ardayda barta Af-Turkiga iyo macallimiinta Turkiga.

Buugani wuxuu ka kooban yahay in kabadan 600 oo erey oo muujinaya 24 mawduuc oo kala duwan oo loo diyaariyay iney lajaanqaadaan “ Qoraalka Talo bixinta Caadiga ah ee Luuqadaha Yurub”.

Si loo dardargeliyo hawsha barashada iyo fududeynta fahamka, ereyada waxaa lagu soo bandhigayaa qaab si gaar ah loogu sharaxaayo. Waxana looga golleeyahay in lagu xoojiyo ereyada lagu soo bandhigo mowduucyo kala geddisan iyada oo la adeegsanayo waxqabadka boga xiga.

Qaybta ugu dambeysa ee qaamuuska, buuga, magacyada iyo mowduucyada bogga ugu danbeeya waxaa lasiiyay numbaro iyo tilmaamo in lagu aqoonsado eray kasta. Eray kasta waxaa lasiiyay macnihiisa Ingiriisiga, Ruushka iyo Carabiga u dhigma eray kasta oo buuga ku yaal.

Erayadaan waxaay kusaleysanyiin nuxurka shaqada, E-Buuga ah oo ay ku jiraan maqal, sawiro, fiidiyo iyo nashaadaadyo kala duwan oo la sameeyay.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr